Raisul Wasaare Khayre & Wafdigiisa oo loo dalxiis geeyey degaanka Goob-weyn (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa Degaanka Goobweyn ku marti qaaday Ra”iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa booqashada ku jooga Jubbaland. Masuuliyiintan ayaa ku soo dalxiisay degaankan oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo, iyagoo halkaas joogay saacado kooban, waxayna la kulmeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Goobweyn … Continue reading Raisul Wasaare Khayre & Wafdigiisa oo loo dalxiis geeyey degaanka Goob-weyn (Sawirro)